Qeexid

"(-ooyin, ml.) Dhibaato; shiddo; mixno; mushkulad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashaqo oo kali ah:
  • Madaxweyne Yuusuf & R/wasaare Geeddi Iyada oo sidaas loo baahnaa ayey mashaqo dhacday.
  • Hungo koob la’aan ah markay ku dhammaysatay koobka horyaalka dalka, Veron dhinaca qarankiisa ayay mashaqo kale kaga timi, kadib markii wadankiisu ku hadhay wareegii koowaad ee koobka adduunka.