Qeexid

"(fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah."

Wadaag: