Qeexid
"Is m.: xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld mansahshuur2."
[-ray, -rtay]
mashashuur2 ay
mashashuur2 tay
f.g1"Is m.: xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld mansahshuur2."
Wadaag:
Xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld ismashanshuur2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xishood badan oo ismacnayni ku jirto. ld ismanshashuur1.
m.l
Wadaag:
Biyo hoos u gelid. ld makhuur2, mukhuur2, muquur2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (juqr.) Xarriiqyo harayn oo gaagaaban oo khariidadda lagu dul sawiro si loo muujiyo farqiga u dhexeeya tiirada dhulka. Haddii tiiradu ay taagantahay xarriiqyadu waa dhumuc weynyihiin waana isku dhawyihiin; haddiise tiiradu ay sahlantahay, xarriiqyadu waa dhuudhuubanyihiin waana kala durugsanyihiin.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.
m.dh
Wadaag: