Qeexid

"Makiinad."

Qeexid Xigta

Motoor.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashiin oo kali ah:
  • Mashiinnada khammaarka ee huteelka buuxa sida shinnida ayay ugu xoonsan yihiin.
  • Waxaa jirta in magaalada Burco ay yaaliin mashiino waaweyn oo ah kuwa dhaliya quwadda xooga korontada, iyada oo aad ku arkayso magaalada dusheeda xadhko aad u tiro badan oo sida shebega ku wadhan.