Qeexid
"(-nno, m.dh) Qori boobe ah oo cago leh oo xabbadihiisu silsilad dheer ku taxanyihiin. ld mashiiggaan, mishiggaan."
"(-nno, m.dh) Qori boobe ah oo cago leh oo xabbadihiisu silsilad dheer ku taxanyihiin. ld mashiiggaan, mishiggaan."
Wadaag:
M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan.
m.l.kh
Wadaag:
Wax la calalinayo dheecan ka nuugid.
Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof wax caqli yar ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid war dhagaysiin. ld maqalsii.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Wax mashaqo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: