Qeexid
"M. ah: hawllan oo aan faraaqo lahayn."
"M. ah: hawllan oo aan faraaqo lahayn."
Wadaag:
Ku m.: qof mashquul ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku m.: qof hawllan oo aan faraaqo lahayn noqosho.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku m.: (qof) wax la mashquuliyey noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
m.dh
Wadaag:
Tusaale.
M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil1, matal1, matil1, mesel1, metel1.
m.l
Wadaag:
Miro aad u bislaaday; dhuguc.
Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan.
ld mashmashid.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.
m.dh
Wadaag: