Qeexid
"Ku m.: qof hawllan oo aan faraaqo lahayn noqosho."
[-uulay, -uushay]
mashquul2 ulay
mashquul2 ushay
f.mg1"Ku m.: qof hawllan oo aan faraaqo lahayn noqosho."
Wadaag:
Ku m.: qof mashquul ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku m.: (qof) wax la mashquuliyey noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
(riw.) Filim, riwaayad iwm jilid.
Cid wakiil ka noqosho.
Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil2, matal2, matil2, mesel2, metel2.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Miro aad u bislaaday; dhuguc.
Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan.
ld mashmashid.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.
m.dh
Wadaag: