Qeexid
"Ku m.: (qof) wax la mashquuliyey noqosho."
[-naaday, -naatay]
mashquulsanow aaday
mashquulsanow aatay
f.mg3"Ku m.: (qof) wax la mashquuliyey noqosho."
Wadaag:
Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku m.: qof hawllan oo aan faraaqo lahayn noqosho.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Ku m.: qof mashquul ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof cid ballan la galay noqosho. ld madashanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Cid wax masayr hayo noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax maax yeshay noqosho (ceel).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax mashaqo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: