Qeexid

"Meherad."

Qeexid Xigta

Sharaf.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maskab oo kali ah:
  • Maskab ma leh, milgaha dawladeed way mutuxantaaye.
  • Waxaanan odhan karnaa waa siyaasigii ugu horreeyey ee Afrikaan ah oo intuu maskabka ugu mudan ee shakhsi aadmi ah ifka ka qabto ku guulaysto ( Madaxweyne qaran), haddana faraha ka qaado isagoo doorbidaaya deganaanshaha iyo xasiloonida dalkiisa.