Qeexid
"Maskax la'ahaansho. ld maskaxyaro1 (2)."
"Maskax la'ahaansho. ld maskaxyaro1 (2)."
Wadaag:
Maskaxda qaybteeda dambbe ee qadaadka ku taal.
ld maskaxyari.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta maskaxda lafdhabarleyda ee khusaysa xidhiidhinta iyo joogtaynta waxqabadka muruqyada, waxaanay sugtaa baaxadda muruqa iyo dheellitirkiisa. Maskaxyarada naasleydu waxay ka koobantahay laba gibil oo isku xidhan, kaas oo ka samaysan maatar cad oo wareegsan iyo lakab sare oo aad u laalaaban.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dhuux weyn, cad lafta madaxa gudaheeda ku jirta oo xukunta garashada, hadalka, maqalka, aragga, dhadhanka, urta iyo dhaqdhaqaaqa nafleyda.
Garaad, caqli.
m.dh
Wadaag:
(-no, m.l) Maro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa saartaan, gambo.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Geed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.
m.dh
Wadaag:
(-bab.../-dyo, m.dh) (c.nafl.) Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo hoos kaga dahaaran lafta madaxa iyo godka laf-dhabarta, waxayna daboolaan maskaxda iyo xangullada.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.dh) (c.nafl.) Qaybta dambe ee maskaxda ee ku dhereran ilaa iyo xangulaha. Shaqooyinka ay qabato waxa ka mid ah xidhiidhinta gujooyinka qaabilayaasha taabashada, maqalka iyo organnada dhadhanka. Waxa kale oo ay xukuntaa hababka iswada sida garaaca wadnaha, isku soo ururka iyo kala baxa dhuumaha dhiigga iyo falnaqyo kale duwan.
m.dh
Wadaag:
Qof sharaf jabid maamuus dhicid.
Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid sharafta ka qaadid. ld maskabjabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Mowjadda jabbiddeeda.
Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay.
ld
m.l
Wadaag: