Qeexid
"Ku m.: cid ku dheldheelid."
[-ooday, -ootay]
maskharo oday
maskharo otay
f.mg3"Ku m.: cid ku dheldheelid."
Wadaag:
Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan.
Qallooc.
m.l
Wadaag:
(-no, m.l) Maro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa saartaan, gambo.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dhuux weyn, cad lafta madaxa gudaheeda ku jirta oo xukunta garashada, hadalka, maqalka, aragga, dhadhanka, urta iyo dhaqdhaqaaqa nafleyda.
Garaad, caqli.
m.dh
Wadaag:
Maskaxda qaybteeda dambbe ee qadaadka ku taal.
ld maskaxyari.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta maskaxda lafdhabarleyda ee khusaysa xidhiidhinta iyo joogtaynta waxqabadka muruqyada, waxaanay sugtaa baaxadda muruqa iyo dheellitirkiisa. Maskaxyarada naasleydu waxay ka koobantahay laba gibil oo isku xidhan, kaas oo ka samaysan maatar cad oo wareegsan iyo lakab sare oo aad u laalaaban.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Geed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.
m.dh
Wadaag:
Cid sharafta ka qaadid. ld maskabjabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof sharaf jabid maamuus dhicid.
Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: