Qeexid
"ld miskiinad."
"ld miskiinad."
Wadaag:
Qof haween ah dhar ay xirato u gadid.
Maro daliig midab leh ku qurxin.
Maro, darin iwm midabbo u yeelid.
f.g1
Wadaag:
Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka.
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
m.dh
Wadaag:
(-no, m.l) Maro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa saartaan, gambo.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dhuux weyn, cad lafta madaxa gudaheeda ku jirta oo xukunta garashada, hadalka, maqalka, aragga, dhadhanka, urta iyo dhaqdhaqaaqa nafleyda.
Garaad, caqli.
m.dh
Wadaag:
Cid gargaar u fidin. ld maciin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(bot.) Geed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.
m.dh
Wadaag:
mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Wadaag: