Qeexid
"Laba qof oo dagaalsan heshiisiin."
Qeexid Xigta
Cid wax ay gocanayso ama ka carootey ku raaliggelin.
"Laba qof oo dagaalsan heshiisiin."
Cid wax ay gocanayso ama ka carootey ku raaliggelin.
Wadaag:
Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan.
ld maslixid.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l/-saliix, m.dh) Dan, faa'iido. ld maslaxo.
m.dh
Wadaag:
Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid.
Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod.
Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
f.g1
Wadaag:
(-xay, -xday; -mixi) Qof cid dambi ka galey cafin. ld masabaax2.
f.g1
Wadaag:
Hilib wax isbeddeley noqosho.
Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f.mg1
Wadaag:
Qof hurdo ka kicid isagoon weli bogan.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
(f.g) Hagaajin;dhul in wax lagu beero u diyaarin.
(f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.
f.g
-xay, -xday
Wadaag:
Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.
Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -qixi) Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax2.
f.mg1
Wadaag:
mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Wadaag:
(fiis.) Dhalan-rogga bu' kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu' farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
m.l
Wadaag: