Qeexid

"(-do, m.l/-saliix, m.dh) Dan, faa'iido. ld maslaxo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maslaxad oo kali ah:
  • Aweys ayaa sheegay markii uu dhamaaday kulankii uu la qaatay odayaasha Xamar iyo Xamardaye inuu ogolaaday wax walba oo maslaxad ah, laguna joojinayo rabshadaha iyo dagaalada dhiiga badan ay ku daateen ee Muqdisho ka socda.
  • “Horta odayaashu kuwo fiicanna way leeyihiin oo maslaxadda iyo midnimada kaa jecel,” ayay Hooyo Filsan ku jawaabtay, “islaamahaa kuu soo haray: iyaguna awood kale maanta ma hayaan.