Qeexid
"(-ddo/-dyo, m.dh) Mislaax; siraad; faynuus; laambad."
"(-ddo/-dyo, m.dh) Mislaax; siraad; faynuus; laambad."
Wadaag:
Gole lagu bandhigo riwaayadaha, filimmada iwm.
(riw.) M. geeraar: m. jilayaashiisu ay u hadlayaan qaab maanso.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qori xalleefsan oo qaybo isle'eg qaybsan, oo wax lagu cabbiro, ama xarriiqaha lagu sadriyo. ld masdaro, mastarad, mastaro.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (riw.) Sheeko murti iyo maaweelo leh oo lagu bandhigo masrax; riwaayad, maadeys.
m.dh
Wadaag:
mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Wadaag:
Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.
Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo1.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).
m.dh
Wadaag: