Qeexid

"Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masruuf oo kali ah:
  • Maangaabkii la hubeynayee mindiyo loo dhiibay Ee maxastay dabargoynayeen lagu masruufaayay Waa mahade Mukulaal madow sow macaluulin?
  • Mid waliba ubadkiisii iyo ooryihiisii wuxuu gaystay dibadaha, waxaanu ku masruuftaa dhiigga masaakiinta iyo dheecaanka makasta.