Qeexid
"Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif."
"Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif."
Wadaag:
Lacag, cunto iwm si joogto ah u cunid.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Gole lagu bandhigo riwaayadaha, filimmada iwm.
(riw.) M. geeraar: m. jilayaashiisu ay u hadlayaan qaab maanso.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Weel leh af ballaaran iyo dabo dhuuban oo daloosha oo hoorayaasha ku shuba weelasha afka dhuuban; dublad.
m.l
Wadaag:
Hardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.
m.l
Wadaag:
Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo.
ld huruufid.
m.l
Wadaag:
Ixsaan; wanaag; samafal.
(- fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan.
ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Birta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus1.
m.l
Wadaag:
mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Wadaag:
Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.
Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) (riw.) Sheeko murti iyo maaweelo leh oo lagu bandhigo masrax; riwaayad, maadeys.
m.dh
Wadaag: