Qeexid

"Lacag, cunto iwm si joogto ah u cunid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masruufo oo kali ah:
  • Si loo noqdo muwaadin qiime ku leh bulshada noorwiijiga waxa aasaas u ah in qof kastaa uu helo fursad uu isku debero oo uu awoodi karo si uu naftiisa iyo reerkiisaba u masruufo.
  • Xilka Maareeyaha ayaa waxaa sii haynaya ku xigeenkiisa inta laga soo magacaabayo Mareeyaha koowaad ee Dekeda magaalaada Muqdisho oo ah dekeda waqtigan si fiican u shaqaysa, lagana masruufo qaar ka mid ah hay’adaha dowlada.