Qeexid
"Si xishood iyo edeb leh u dhaqmid."
[-rtay, -ratay]
mastuur tay
mastuur atay
f.mg3"Si xishood iyo edeb leh u dhaqmid."
Wadaag:
(f.g) Wax meel isugu geysasho.
(f.mg) Wax meel isugu imaasho.
Timaha tuurid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Wadaag:
Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.
Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
m.l
Wadaag: