Qeexid
"Wax, wax saluugsan ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax, wax dhaliishan ahaansho.
[-naa, -nayd]
masuugsan aa
masuugsan ayd
f.g4"Wax, wax saluugsan ahaansho."
Wax, wax dhaliishan ahaansho.
Wadaag:
Bakhaylidda wax lagu bakhaylo.
M. ah: qof bakhayl ah.
m.l
Wadaag:
Nafleey wax la merjiyay ahaansho. ld meregsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xarig iwm wax murgey ahaansho.
Wax murug hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax taagnaan ku daalay ahaansho (qof).
Naxdin awgeed wax manajaha ka tabardarreeyo ahaansho (qof). ld majasuuxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax la siiyey ka qawadday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la maxammasay ahaansho (bun).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: