Qeexid
"Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah."
Qeexid Xigta
Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
"Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah."
Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
Wadaag:
Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga.
Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo.
Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.
m.dh
Wadaag:
Mataano dhalid (nafley).
Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho.
Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.
Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -tici) Hadal aan macno lahayn ku hadlid.
f.mg1
Wadaag:
Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka.
M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
m.l
Wadaag:
M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay.
Maro duugnimo awgeed aad u jilicday.
Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax1, mutuutax1.
m.l
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay noqosho.
Maro aad u duugowday noqosho.
Miro aad u bislaaday noqosho. ld motootax2, mutuutax2.
f.mg1
Wadaag:
(fiis.) Dhalan-rogga bu' kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu' farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
m.l
Wadaag:
Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado.
Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho.
ld maydhaamid.
m.l
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid.
Maro aad u duugowday ka dhigid.
Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: