Qeexid

"M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay."

Qeexid Kale

Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax1, mutuutax1.

Qeexid Xigta

Maro duugnimo awgeed aad u jilicday.

Wadaag: