Qeexid
"Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid."
Qeexid Kale
Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.
Qeexid Xigta
Maro aad u duugowday ka dhigid.
[-iyay, -isay]
mataatix yay
mataatix say
f.g2"Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid."
Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.
Maro aad u duugowday ka dhigid.
Wadaag:
ld mataatax1 (4), motootax1, motootixid, mutuutax1 mataatixin m.f.dh eeg mataatixi. ld motootixin, mutuutixin.
m.f.dh
Wadaag:
M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay.
Maro duugnimo awgeed aad u jilicday.
Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax1, mutuutax1.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Dhalan-rogga bu' kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu' farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
m.l
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay noqosho.
Maro aad u duugowday noqosho.
Miro aad u bislaaday noqosho. ld motootax2, mutuutax2.
f.mg1
Wadaag:
(-cay, -cday; -tici) Hadal aan macno lahayn ku hadlid.
f.mg1
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho.
Maro aad u duugowday ahaansho.
Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qoryo, cajillo, callalo iwm oo inta laysu geeyo loo yeelo qaab dad ama wax kale ayadoo laga ag dhisayo xeryaha xoolaha ama beeraha si loogu cabsiiyo cawameerta.
m.l
Wadaag:
Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah.
Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
m.l
Wadaag:
Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga.
Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo.
Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.
m.dh
Wadaag:
Mataano dhalid (nafley).
Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag: