Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Qoryo, cajillo, callalo iwm oo inta laysu geeyo loo yeelo qaab dad ama wax kale ayadoo laga ag dhisayo xeryaha xoolaha ama beeraha si loogu cabsiiyo cawameerta."
"(-layaal, m.l/dh) Qoryo, cajillo, callalo iwm oo inta laysu geeyo loo yeelo qaab dad ama wax kale ayadoo laga ag dhisayo xeryaha xoolaha ama beeraha si loogu cabsiiyo cawameerta."
Wadaag:
M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay.
Maro duugnimo awgeed aad u jilicday.
Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax1, mutuutax1.
m.l
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay noqosho.
Maro aad u duugowday noqosho.
Miro aad u bislaaday noqosho. ld motootax2, mutuutax2.
f.mg1
Wadaag:
(fiis.) Dhalan-rogga bu' kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu' farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -tici) Hadal aan macno lahayn ku hadlid.
f.mg1
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid.
Maro aad u duugowday ka dhigid.
Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho.
Maro aad u duugowday ahaansho.
Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
ld mataatax1 (4), motootax1, motootixid, mutuutax1 mataatixin m.f.dh eeg mataatixi. ld motootixin, mutuutixin.
m.f.dh
Wadaag:
Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga.
Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo.
Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.
m.dh
Wadaag:
Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah.
Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
m.l
Wadaag:
Mataano dhalid (nafley).
Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
(-xo ..., m.l) (fiis.) Doorsoonka kaahfaleed ee bu' atam ay noqoto iskugodka atamka xiga, ayna weheliso bixinta elektaroon ama burotoon bu'da soo baxda waxa ay leedahay cuf atameed le'eg tan bu'da asalka ah, waxase ay ku kala geddisanyihiin tiro atameedka xaddi hal ah.
m.l
Wadaag:
eeg mataataxsan. ld mataataxsanaansho, motootaxsanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho.
Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: