Qeexid
Mataatulle samayn.
[-leeyay, -leysay]
f.g2Mataatulle samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qoryo, cajillo, callalo iwm oo inta laysu geeyo loo yeelo qaab dad ama wax kale ayadoo laga ag dhisayo xeryaha xoolaha ama beeraha si loogu cabsiiyo cawameerta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg mataatullee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hadal aan murti lahayn.
Qeexid Xigta: ld mataaticid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -tici) Hadal aan macno lahayn ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay.
Qeexid Xigta: Maro duugnimo awgeed aad u jilicday.
Qeexid Kale: Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax1, mutuutax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fiis.) Dhalan-rogga bu' kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu' farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Hilib karis ka batay oo aad u jilcay noqosho.
Qeexid Xigta: Maro aad u duugowday noqosho.
Qeexid Kale: Miro aad u bislaaday noqosho. ld motootax2, mutuutax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Mataano dhalid (nafley).
Qeexid Xigta: Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid.
Qeexid Xigta: Maro aad u duugowday ka dhigid.
Qeexid Kale: Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga.
Qeexid Xigta: Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo.
Qeexid Kale: Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld misaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah.
Qeexid Xigta: Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mataatac1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho.
Qeexid Xigta: Maro aad u duugowday ahaansho.
Qeexid Kale: Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld mataatax1 (4), motootax1, motootixid, mutuutax1 mataatixin m.f.dh eeg mataatixi. ld motootixin, mutuutixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg matxaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mataataxsan. ld mataataxsanaansho, motootaxsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-xo ..., m.l) (fiis.) Doorsoonka kaahfaleed ee bu' atam ay noqoto iskugodka atamka xiga, ayna weheliso bixinta elektaroon ama burotoon bu'da soo baxda waxa ay leedahay cuf atameed le'eg tan bu'da asalka ah, waxase ay ku kala geddisanyihiin tiro atameedka xaddi hal ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mataanee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]