Qeexid

"ld masal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga matal oo kali ah:
  • Dadka ayaa go’aansada ciddii ku matali lahayd Dawladda ayaga oo kala dooranaya xisbiyo iyo shaqsiyaad ku tartamaya doorasho joogto ah oo xor iyo caddaalad ah.
  • Tan dambe, waxaa loo kala qaybiyey labo tagood, mid wadareed iyo tu kaliyeed, matalan: Geed Qodaxeed: Dhirtani waa dhirta astaanta u ah dhulka Soomaaliyeed horay ayaan u soo sheegay in dhirta geela inta badan ka jecel yahay dhirta kale.