Qeexid
"eeg matatari. ld matataris."
"eeg matatari. ld matataris."
Wadaag:
Xoolo muquuno ah cid siin.
Nafley meel aan laga arki karin gelin.
Isku m.: meel ciriiri ah si dhib iyo xoog leh ku dhexgelin (nafley).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley meel ayan mari karin ku khasbid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qarinta wax la qariyo.
Khasbidda wax meel lagu khasbo.
ld matatarid.
m.l
Wadaag:
Wax la matatariyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Nooc ka mid ah buntukhda ciidammo oo leh labo addin, si darandorri ahna u dhaca; boobe.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Wixii caloosha ku jiray oo afka si xoog ah uga soo baxa, waxaana keena fal aan loo talin.
m.l
Wadaag: