Qeexid
Wax la matatariyay ahaansho (xoolo).
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax la matatariyay ahaansho (xoolo).
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg matatarsan. ld matatarsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley meel ayan mari karin ku khasbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qarinta wax la qariyo.
Qeexid Xigta: Khasbidda wax meel lagu khasbo.
Qeexid Kale: ld matatarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: (f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho.
Qeexid Kale: (f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld matatarsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo muquuno ah cid siin.
Qeexid Xigta: Nafley meel aan laga arki karin gelin.
Qeexid Kale: Isku m.: meel ciriiri ah si dhib iyo xoog leh ku dhexgelin (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld matatarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld mehersan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld matatar1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg matatari. ld matataris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg marsan. ld marsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah.
Qeexid Xigta: Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga.
Qeexid Xigta: Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo.
Qeexid Kale: Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho.
Qeexid Xigta: Maro aad u duugowday ahaansho.
Qeexid Kale: Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld mutuxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: matalan fk. ld masalan.
m.f.dh
Qeexid: eeg mataansan. ld mataansanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld mehersanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]