Qeexid
"ld mutux2."
[-xay, -xday]
matax2 ay
matax2 day
f.mg1"ld mutux2."
Wadaag:
(fiis.) Dhalan-rogga bu' kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu' farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.
m.l
Wadaag:
M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay.
Maro duugnimo awgeed aad u jilicday.
Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax1, mutuutax1.
m.l
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay noqosho.
Maro aad u duugowday noqosho.
Miro aad u bislaaday noqosho. ld motootax2, mutuutax2.
f.mg1
Wadaag:
Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid.
Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod.
Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
f.g1
Wadaag:
(daaw.) Wixii caloosha ku jiray oo afka si xoog ah uga soo baxa, waxaana keena fal aan loo talin.
m.l
Wadaag:
Hilib wax isbeddeley noqosho.
Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f.mg1
Wadaag:
Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho.
Maro aad u duugowday ahaansho.
Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: