Qeexid
"(nax.) Magac aan oggolaanin in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaama shay aan tirsamin, sida: biyo, sonkor, saliid; si wadar looga dhigo waa in erey kale loo raadiyaa sida: biyo badan iwm."
"(nax.) Magac aan oggolaanin in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaama shay aan tirsamin, sida: biyo, sonkor, saliid; si wadar looga dhigo waa in erey kale loo raadiyaa sida: biyo badan iwm."
Wadaag:
Magac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tirsama. Tus. “buug, qalin, qof, iwm”.
m.l
Wadaag:
Wax gabow, karis badan awgiis la googo'id.
f.mg1
-ixay, -ixday
Wadaag:
Wax matiitix ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax matiitix laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: