Qeexid
"Erey weyddiimeed oo muujinaya shaki."
"Erey weyddiimeed oo muujinaya shaki."
Wadaag:
Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?
e.we
Wadaag:
malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
Wadaag:
(dii.) Magacyada Ilaah mid ka mid ah; Eebbe; Alle; Weyne. ld mowle.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Go'aan cad oo uu qof iska taago arrin adag. ld mowqif.
m.l
Wadaag: