Qeexid
"Dhimashada nafleyda. ld mowd."
"Dhimashada nafleyda. ld mowd."
Wadaag:
(dii.) Malag Eebbe u soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado; malag.
Wed; dhimasho.
m.l
Wadaag:
(dii.) Magacyada Ilaah mid ka mid ah; Eebbe; Alle; Weyne. ld mowle.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Go'aan cad oo uu qof iska taago arrin adag. ld mowqif.
m.l
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqa biyuhu sameeyaan marka ay dabeeshu ku dhacdo.
Qulqul baahsan, xiriir ah oo ay samayso korontadu marka hawada lagu sii daayo. ld mowjad, hir.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (juqr.) Kicidda iyo degista oogada badda, ugu dhowaan laba jeer maalintii, oo uu dhaliyo cufisjiidadka dayaxa iyo xoogga kan qorraxda ah. Oogada badweynta, faraqa u dhexeeya mawjadaha sare iyo kuwa hoose wuu ka yaryahay 1 m.; laakiin badaha godan ee qaaradaha xadka la leh waxaa laga yaabaa inuu ka bato 6 m., mawjadaha afafka dhuuban ee webiyada wuxuu gaadhaa 15 m. ama ka badan. Qulqul mawjadeed: waa u socodka biyaha mawjadda xagga khoori, af-webi, deked, iwm ee fatah mawjadeedka ama dusheeda ama mawjad noqdo.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.).
(dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.).
(dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.
m.l
Wadaag:
Roob weyn oo dhul ballaaran ku fida, daaq badanna bixiya; mahiigaan.
m.l
Wadaag: