Qeexid

"(-cyo, m.dh) Duluc."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mawduuc oo kali ah:
  • Sidoo kale masuuliyiinta saddexdaa xisbi ee kulanka ka qayb galay ayaa dhamaadkii shirka ka dib saxaafadda waxoogaa ifrtiimin ah ka siiyey jawigii wada hadalka, waxayna muujiyeen waxoogaa rajo ah oo dhinaca isu soo dhowaanshaha ah mawduuca meesha yaal ah.
  • Xidhiidhka wayn ee aadamuhu la leeyahay biyaha awgeed ayaa maanta qormadeenan caafimaad kaliftay in aynu soo qaadano mawduucan caafimaadka biyaha.