Qeexid
"Roob weyn oo dhul ballaaran ku fida, daaq badanna bixiya; mahiigaan."
"Roob weyn oo dhul ballaaran ku fida, daaq badanna bixiya; mahiigaan."
Wadaag:
(dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.).
(dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.).
(dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.
m.l
Wadaag:
Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm.
Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
m.l
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqa biyuhu sameeyaan marka ay dabeeshu ku dhacdo.
Qulqul baahsan, xiriir ah oo ay samayso korontadu marka hawada lagu sii daayo. ld mowjad, hir.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (juqr.) Kicidda iyo degista oogada badda, ugu dhowaan laba jeer maalintii, oo uu dhaliyo cufisjiidadka dayaxa iyo xoogga kan qorraxda ah. Oogada badweynta, faraqa u dhexeeya mawjadaha sare iyo kuwa hoose wuu ka yaryahay 1 m.; laakiin badaha godan ee qaaradaha xadka la leh waxaa laga yaabaa inuu ka bato 6 m., mawjadaha afafka dhuuban ee webiyada wuxuu gaadhaa 15 m. ama ka badan. Qulqul mawjadeed: waa u socodka biyaha mawjadda xagga khoori, af-webi, deked, iwm ee fatah mawjadeedka ama dusheeda ama mawjad noqdo.
m.dh
Wadaag:
ld maljiid 1. Wax dheer oo toosan.
ld marjiidid. ld maljiid1.
m.l
Wadaag:
Wax kala jiidid. ld maljiid2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
ld miir
Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
m.dh
Wadaag:
Wax si xoog leh u soo dhufasho.
Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-o gaagaaban, m.l) (juqr.) Hirar ballac yar oo abuurma marka cufisjiidadka qorraxdu uu lid ku noqdo si xagal quman ah kan dayaxa.
m.dh
Wadaag:
(-o ..., ml.) (juqr.) Mawjadaha aad u waaweyn kolka dhulka, qorraxda, iyo dayaxu ay xariiq toosan oo isku mid ah yihiin; xoogga cufisjiidadka ee qorraxdu wuxuu ka yimaadaa jiho la mid ah tan dayaxa, markaana wuu hiirigeliyaa.
m.dh
Wadaag: