Qeexid
"(dii.) Magacyada Ilaah mid ka mid ah; Eebbe; Alle; Weyne. ld mowle."
"(dii.) Magacyada Ilaah mid ka mid ah; Eebbe; Alle; Weyne. ld mowle."
Wadaag:
(dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.).
(dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.).
(dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Go'aan cad oo uu qof iska taago arrin adag. ld mowqif.
m.l
Wadaag: