Qeexid
"eeg maxbuus."
"eeg maxbuus."
Wadaag:
Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?
e.we
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.
m.l
Wadaag:
Qof taagan ama socda lugihiisa dhulka ka qaadid si uu u dhaco.
Xukun afgembin. ld majaxaabi, mijaxaabi, minjaxaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg manjaxaabi. ld majaxaabin, majaxaabis, majaxaabo, manjaxaabis, ma
m.f.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Ilmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.
m.l
Wadaag:
Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) “Waa maxay?”; b) “Maxay doonaysaa ama doonayaan?”
Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo.
e.we
Wadaag:
Dad ama duunyo la itaal yar leh da' ama dhibaato darteed.
m.dh
Wadaag: