Qeexid
"ld maxay."
"ld maxay."
Wadaag:
Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?
e.we
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.
m.l
Wadaag:
Nooc cawska ka mid ah oo marka roobku da'o dhaqso u soo baxa, dhaqsana qallala.
m.l
Wadaag:
Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) “Waa maxay?”; b) “Maxay doonaysaa ama doonayaan?”
Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo.
e.we
Wadaag:
Dad ama duunyo la itaal yar leh da' ama dhibaato darteed.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Ilmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.
m.dh
Wadaag: