Qeexid
"M. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqiiq noqdo."
"M. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqiiq noqdo."
Wadaag:
Bun beerkii iyo qasharkii dubid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax la maxammasay ahaansho (bun).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?
e.we
Wadaag:
(-llo, m.dh) Ilmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.
m.l
Wadaag:
Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) “Waa maxay?”; b) “Maxay doonaysaa ama doonayaan?”
Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo.
e.we
Wadaag:
Dad ama duunyo la itaal yar leh da' ama dhibaato darteed.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah dharka la xirto oo midab cad leh; bafto.
m.dh
Wadaag:
Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.
m.l
Wadaag:
Wax mammay ahaansho.
Wax, wax ku dhiirran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.
m.dh
Wadaag: