Qeexid
Wax la maxammasay ahaansho (bun).
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax la maxammasay ahaansho (bun).
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Bun beerkii iyo qasharkii dubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqiiq noqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maxammasan. ld maxammasnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maxammas2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la masaxay ahaansho (sabuurad, jir miis iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld maxammasnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: neef ishkin ah, aad u buuran oo aan dhalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Cid masayr hayo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax mammay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax, wax ku dhiirran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld masaamaxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: masalan fk. Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld matalan.
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld masaafirsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld musallifsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Masaaxo; bed.
Qeexid Xigta: Tirtire; goome.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg masaamaxan. ld masaabaxnaan, masaabaxnaansho, masaamaxnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-xay, -xday; -mixi) Qof cid dambi ka galey cafin. ld masabaax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la malaasay ahaansho.
Qeexid Xigta: Meel furnayd sida irrid, god, duleel iwm wax la xiray ahaansho.
Qeexid Kale: Qof aan wax fahmin ahaansho. 4. Ka malaasan qof aan arrin xogteeda la socon ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]