Qeexid

"M. ah: neef ishkin ah, aad u buuran oo aan dhalin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxan oo kali ah:
  • Wararka laga halayo Degmada Afgooye ayaa sheegaya in Colaadii u dhexeysay beelo isla degan Tuulada Warmaxan oo maalmahaanba socotay ay wali halkaas ka taagan tahay islamarkaana ay maanta mar kale dagaalo dhexmareen labadaas beelood.
  • Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya degmada Wanla Weyn ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan dowladda KMG ay gaareen deegaanka War Maxan halkaasi oo xaalada ay degan tahay maanta.