Qeexid
"/dh (-layaal, m.l/dh) Nin aan xil lagu aamini karin."
"/dh (-layaal, m.l/dh) Nin aan xil lagu aamini karin."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (kiim.) Hoor awood u leh milidda walxaha kale (adke, hoor, ama neef) si milan u samaysmo. Milihu guud ahaan waa xubinta ugu badan milanka.
m.l
Wadaag:
Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?
e.we
Wadaag:
(-llo, m.dh) Ilmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.
m.l
Wadaag:
Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho.
Biyo calowsan muddo dhigid si gufarku uga fariisto.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad ama duunyo la itaal yar leh da' ama dhibaato darteed.
m.dh
Wadaag:
Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) “Waa maxay?”; b) “Maxay doonaysaa ama doonayaan?”
Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo.
e.we
Wadaag:
(dii.) Magacyada Ilaah mid ka mid ah; Eebbe; Alle; Weyne. ld mowle.
m.l
Wadaag: