Qeexid
"Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho."
[-alay, -ashay]
maxlal2 lay
maxlal2 shay
f.g1"Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho."
Wadaag:
(-llo, m.l) Meherka naag la furay oo nin kale muddo gaaban ay guursato si ay ugu noqoto ninkeedii hore.
m.l
Wadaag:
Wax la maxlalay ahaansho (naag).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Nafley waxyeelo weyn gaarsiin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(riw.) Filim, riwaayad iwm jilid.
Cid wakiil ka noqosho.
Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil2, matal2, matil2, mesel2, metel2.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Libaax-badeed maxmil ku dabid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
madaxla' m.dh 1. Waddo yar oo markii waxyar lagu socdo dhammaato. 2. Jeex wax yar markuu socdo dhamaada.
Wadaag: