Qeexid
"eeg maxmil2."
"eeg maxmil2."
Wadaag:
Rixli.
Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo.
Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.
m.l
Wadaag:
Libaax-badeed maxmil ku dabid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wax maxmil lagu qabtay ahaansho (libaax-badeed).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-do, m.l) (juqr.) Degaan ay sameeyeen dad ka soo fogaaday dalkii ay u dhasheen; degaanka cusubi sida caadiga ah waa mid aan hore loo degganeyn amase loo degganaa si teel-teel ah.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Birdaawada bunka lagu dubo ama lagu saloolo.
m.l
Wadaag: