Qeexid
"Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin."
Qeexid Xigta
Kibir. ld manyac1.
"Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin."
Kibir. ld manyac1.
Wadaag:
Mayac noqosho (caano).
Wax kibray noqosho. ld manyac2.
f.mg1
Wadaag:
Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Dhunkasho (caruureed).
m.dh
Wadaag:
Wax kibir hayo ahaansho. ld manyacsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Maalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay2.
f.mg1
-yay, -yday
Wadaag:
Erey qof, meel ama wax gaar ahaan loo yaqaan oo loogu yeero.
M. leh: qof sharaf, wanaag iyo geesinnimo lagu yaqaan.
m.l
Wadaag:
D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.
m.l.kh
Wadaag:
Qof xoolaha lumiya oo aan si fiican u ilaalin.
Wax aan la ilaalin.
m.l
Wadaag: