Qeexid

"(-llo, m.dh) Roob xoog leh oo"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mayay oo kali ah:
  • Xasan Abshir oo BBCda u waramayay ayaa sheegay in isaga iyo Deerow in ay hogaaminayeen wafdiga rasmi ah ee dowaldda KMG-ka ah uga qeyb galaya shirka, oo horayna ugu soo wakiisheen labada golle ee dowladda Kmg ah, golaha wasiirada iyo golaha shacabka.
  • Ganacsiga Bakaraha ayaa saakay ahaa mid albaabbada loo furay, waxaana laga dareemayay deggenaasho dheeraad ah, iyadoo xaaladda ahayd toddobaadyadii la soo dhaafay mid kacsan oo ay ku dagaalameen DF iyo kooxaha ka horjeeda; bililiqana ay ka dhacday.