Qeexid
"Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado."
[-aantay, -aamatay]
maydhaam antay
maydhaam amatay
f.g3"Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado."
Wadaag:
Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado.
Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho.
ld maydhaamid.
m.l
Wadaag:
Wax muquuno ah, wax wanaagsan ku beddelid.
Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid, si loogu raadgado.
f.g1
Wadaag:
(-xo, m.dh) (bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cuntada waxay ka soo qaadaan halka lagu sameeyo, waxaanay geeyaan meelaha looga baahanyahay, sida meelaha korritaanka.
m.dh
Wadaag:
Cid maaweelo nayaayiro leh u jeedin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.
m.dh
Wadaag:
/dh (bot.) Geed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax lahayn, caleen yaryar iyo laamo jilicsan leh,oo ka baxa buuraha dhaadheer iyo dhadhaabah korkooda, oo dhale xabag udgoon oo la shito.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah faleenka oo ah geedka ugu heer sarreeya.
m.dh
Wadaag: