Qeexid

"eeg mee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maye oo kali ah:
  • S: Khadkii hore ee doorashadii dawladaha hoose wuu masaxmayey, taa wax ma ka bedesheen?
  • Pinochet judhiiba dadkii mucaaradnimo lagu tuhmayey ayuu safayntoodii ku tallaabsaday isagoon qaybaha bulshada ay ka kala socdaan u kala aabbe yeelin- siyaasiyiin, shaqaale, arday, aqoonyahanno, ciidammo.