Qeexid
"eeg mayici. ld manyicin."
"eeg mayici. ld manyicin."
Wadaag:
Caano mayac ka dhigid.
Cid kibrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bir caarad dhuuban oo wax mudda.
Bir yar oo indhakuusha lagu marsado.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) Cabbir dhererkiisu yahay 1609.35 mitir. ld miil (4).
m.l
Wadaag:
mayl badeed m.l (-lal ..., m.l) (juqr.) Halbeeg fogaansho ee lagu isticmaalo maaxidda badda oo la eg dhererka hal daqiiqo (1') ee tigraar goobo weyn oo ku sawiran isfeer la bed ah dhulka; mayl badeed waa 6,080 ft. ugu dhawaan.
Wadaag: