Qeexid
"(-lal, m.l) Cabbir dhererkiisu yahay 1609.35 mitir. ld miil (4)."
"(-lal, m.l) Cabbir dhererkiisu yahay 1609.35 mitir. ld miil (4)."
Wadaag:
mayl badeed m.l (-lal ..., m.l) (juqr.) Halbeeg fogaansho ee lagu isticmaalo maaxidda badda oo la eg dhererka hal daqiiqo (1') ee tigraar goobo weyn oo ku sawiran isfeer la bed ah dhulka; mayl badeed waa 6,080 ft. ugu dhawaan.
Wadaag:
Dherer inta mayl ee uu yahay xisaabid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bir caarad dhuuban oo wax mudda.
Bir yar oo indhakuusha lagu marsado.
m.l
Wadaag:
Wax biyo ku dhaqid.
U m.: cid u qubayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (juqr.) Cabbir dherer oo la mid ah hal lixdameedka digrii ama hal daqiiqo ee lool; dabcan wuu isla beddelaa loolka, laakiin ugu dhawaan wuxuu la egyahay cabbirkaasi 6,080 cagood, cabbirkanina waa midka guud ahaan la aqbalsanyahay.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho.
(f.mg) Qubaysasho (qof).
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Maalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay2.
f.mg1
-yay, -yday
Wadaag:
Caano mayac ka dhigid.
Cid kibrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Mayac noqosho (caano).
Wax kibray noqosho. ld manyac2.
f.mg1
Wadaag:
Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin.
Kibir. ld manyac1.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).
m.l
Wadaag: