Qeexid
Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.
Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax biyo ku dhaqid.
Qeexid Xigta: U m.: cid u qubayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Qubaysasho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la mayray noqosho.
Qeexid Xigta: Dhar iwm midab bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: may diid. ld maya.
m.l
Qeexid: Daajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof masayr ku beermid.
Qeexid Xigta: Qof wax haysto u quuriwaayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Qeexid: (-rnaa, rnayd) Wax la mayray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Xoolo fiid daajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay.
Qeexid Xigta: U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mayrniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-xo, m.l) Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld marqafur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Xoolo fiid daajisasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax la maray noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Daal iyo rafaad la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mayran1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Daal iyo rafaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: mayl badeed m.l (-lal ..., m.l) (juqr.) Halbeeg fogaansho ee lagu isticmaalo maaxidda badda oo la eg dhererka hal daqiiqo (1') ee tigraar goobo weyn oo ku sawiran isfeer la bed ah dhulka; mayl badeed waa 6,080 ft. ugu dhawaan.